XOGOGAAL
XOGOGAAL
  • 1 783
  • 26 075 084

Відео

Xog Fashilka Xasan shiikh oo ku khasban Aqoonsiga SL Iyo 3 Qodob oo Horyaal Somaliya? Taladii Masar?
Переглядів 17 тис.23 години тому
Subscricbe Xogogaal.not nagu soo biir fadlan oo ka mid noqo macmiisha warar iyo xogta ka hesha halkan booqo Facebook xogogaal.not Weriyeyussuf DALKANEWS.NET
Xog Cadowga Qarsoon,Sirdonkii Jabuuti iyo Somalia oo La ogaaday? SL maxa ka dhexaya Geele iyo Abiib?
Переглядів 19 тис.2 години тому
Subscricbe Xogogaal.not nagu soo biir fadlan oo ka mid noqo macmiisha warar iyo xogta ka hesha halkan booqo Facebook xogogaal.not Weriyeyussuf DALKANEWS.NET
Xog Jabuuti oo Weerarkii Somallnd joojisay iyo Muuse Biixi oo Qaaday talabo Geele ka naxay? 3 Qodob.
Переглядів 22 тис.4 години тому
Subscricbe Xogogaal.not nagu soo biir fadlan oo ka mid noqo macmiisha warar iyo xogta ka hesha halkan booqo Facebook xogogaal.not Weriyeyussuf DALKANEWS.NET
Xog Abiy Axmed oo Karbaashay Somaliya,Xasan Shiikh ayaa Qirtay Guul darada ku dhacday? Aqoonsiga SL?
Переглядів 13 тис.7 годин тому
Subscricbe Xogogaal.not nagu soo biir fadlan oo ka mid noqo macmiisha warar iyo xogta ka hesha halkan booqo Facebook xogogaal.not Weriyeyussuf DALKANEWS.NET
Xog Aby Axmed oo Jabuuti u Hanjebay,Digniinta SL oo Dagaal 2 Dhinac ah Qaadaysa? Geele oo Xalad adag
Переглядів 25 тис.7 годин тому
Subscricbe Xogogaal.not nagu soo biir fadlan oo ka mid noqo macmiisha warar iyo xogta ka hesha halkan booqo Facebook xogogaal.not Weriyeyussuf DALKANEWS.NET
Xog bahdilkii Somaliya Go,aankii Itoobiya Iyo 3 GuulDaro oo Xasan shiikh ka dhacay Kulankii Turkiga?
Переглядів 17 тис.9 годин тому
Subscricbe Xogogaal.not nagu soo biir fadlan oo ka mid noqo macmiisha warar iyo xogta ka hesha halkan booqo Facebook xogogaal.not Weriyeyussuf DALKANEWS.NET
Xog Jabuuti oo lagu qabtay Arimo Halisa Iyo Somaliland oo Cadaymo Keentay? Jabhad iyo Dagaal Awdal?
Переглядів 13 тис.9 годин тому
Subscricbe Xogogaal.not nagu soo biir fadlan oo ka mid noqo macmiisha warar iyo xogta ka hesha halkan booqo Facebook xogogaal.not Weriyeyussuf DALKANEWS.NET
Xog Jabuuti oo Muuse Biixi Weerarku Qaaday Iyo 2 Qodob oo SL ku ajayso? Xaashi iyo Xidhiidhka Geele?
Переглядів 31 тис.12 годин тому
Subscricbe Xogogaal.not nagu soo biir fadlan oo ka mid noqo macmiisha warar iyo xogta ka hesha halkan booqo Facebook xogogaal.not Weriyeyussuf DALKANEWS.NET
Xog Dagaalka Jabuuti Iyo SL Maxay isku seegeen Muuse Biixi Iyo Geele? Qorshaha Jabhada Awdal Xagee?
Переглядів 15 тис.14 годин тому
Subscricbe Xogogaal.not nagu soo biir fadlan oo ka mid noqo macmiisha warar iyo xogta ka hesha halkan booqo Facebook xogogaal.not Weriyeyussuf DALKANEWS.NET
Xog Fashilka Xasan Shiikh oo Ceebtiisa la ogaaday Iyo 3 Guul daro oo ku dhacay Soomaaliya? Itoobiya?
Переглядів 15 тис.14 годин тому
Subscricbe Xogogaal.not nagu soo biir fadlan oo ka mid noqo macmiisha warar iyo xogta ka hesha halkan booqo Facebook xogogaal.not Weriyeyussuf DALKANEWS.NET
Xog 3 Qodob Itoobiiya iyo Somaliland oo Samayey Qorshe lagu Soo Afjarayo Guule iyo Somaliya? Difaaca
Переглядів 24 тис.16 годин тому
Subscricbe Xogogaal.not nagu soo biir fadlan oo ka mid noqo macmiisha warar iyo xogta ka hesha halkan booqo Facebook xogogaal.not Weriyeyussuf DALKANEWS.NET
Xog Qorshe Dagaal oo Halisa ayaa Somaliland Lagu Soo Qaadi Doonaa? Kulan Qarsoon oo ka dhacay Xamar?
Переглядів 23 тис.19 годин тому
Subscricbe Xogogaal.not nagu soo biir fadlan oo ka mid noqo macmiisha warar iyo xogta ka hesha halkan booqo Facebook xogogaal.not Weriyeyussuf DALKANEWS.NET
Xog Bilowga Dagaal Toosa oo Somaliya kusoo Qaadi doonto SL iyo Itoobiya oo Digniin u Dirtay? Talabo?
Переглядів 17 тис.21 годину тому
Subscricbe Xogogaal.not nagu soo biir fadlan oo ka mid noqo macmiisha warar iyo xogta ka hesha halkan booqo Facebook xogogaal.not Weriyeyussuf DALKANEWS.NET
Xog Arin Halis Qaranka ku ah oo ka dhacday Madaxtoyada SL? Midnamada Somaliya Hees lagu Dooniyo Flqn
Переглядів 32 тис.День тому
Subscricbe Xogogaal.not nagu soo biir fadlan oo ka mid noqo macmiisha warar iyo xogta ka hesha halkan booqo Facebook xogogaal.not Weriyeyussuf DALKANEWS.NET
Xog Dagaalka Dayax Dalnuurshe Iyo Khaalid Kaamil oo lagu kala adkaaday? Isbarbardhiga Fankooda,Sirta
Переглядів 17 тис.День тому
Xog Dagaalka Dayax Dalnuurshe Iyo Khaalid Kaamil oo lagu kala adkaaday? Isbarbardhiga Fankooda,Sirta
Xog Hanjebadii Xasan Shiikh iyo Garnaqsigii Muuse Biixi Isbarbar Dhiga Hargaysa Iyo Muqdisho Dagalka
Переглядів 25 тис.День тому
Xog Hanjebadii Xasan Shiikh iyo Garnaqsigii Muuse Biixi Isbarbar Dhiga Hargaysa Iyo Muqdisho Dagalka
Xog Garjexis ha keeno qof wax garanaya Xilka looma diidana, Madaxwayne Biihi oo Runta ka hadlay?
Переглядів 10 тис.День тому
Xog Garjexis ha keeno qof wax garanaya Xilka looma diidana, Madaxwayne Biihi oo Runta ka hadlay?
“Xog Degega Madaxwayne Muse Biixi Somaliya iska daa wada hadal ee xataa salaanta iska qaadi mayno?
Переглядів 12 тис.День тому
“Xog Degega Madaxwayne Muse Biixi Somaliya iska daa wada hadal ee xataa salaanta iska qaadi mayno?
Xog 2 Aqoonsi iyo Maalmo isu Eg Somaliland maxaa dhici Doona Todobaadka Xoriyada? Doorka Itoobiya?
Переглядів 11 тис.День тому
Xog 2 Aqoonsi iyo Maalmo isu Eg Somaliland maxaa dhici Doona Todobaadka Xoriyada? Doorka Itoobiya?
Xog Shirqol Geele iyo Somalia Ayaa Fashilmay Iyo Madaxwyne Biixi oo Diiday Dalabkii Aqonsi Muqdisho?
Переглядів 19 тис.День тому
Xog Shirqol Geele iyo Somalia Ayaa Fashilmay Iyo Madaxwyne Biixi oo Diiday Dalabkii Aqonsi Muqdisho?
Xog Sidee U dhacaya Aqonsiga Somallnd? Xasan oo Qirtay Jabkiisa Iyo Guusha Muuse Bixi iyo Aby Axmed?
Переглядів 23 тис.День тому
Xog Sidee U dhacaya Aqonsiga Somallnd? Xasan oo Qirtay Jabkiisa Iyo Guusha Muuse Bixi iyo Aby Axmed?
Xog Xog Muxuu yahay Qorshaha Qarsoon ee Bedeleya Somaliland? 3 dhacdo oo lama filaana Ayaa dhacaya?
Переглядів 26 тис.14 днів тому
Xog Xog Muxuu yahay Qorshaha Qarsoon ee Bedeleya Somaliland? 3 dhacdo oo lama filaana Ayaa dhacaya?
Xog Itoobiya oo qaadaysa talaabo kama danbaysa Iyo Ficilada Geele, Somalia? Waqtiga Ictirafka SL?
Переглядів 21 тис.14 днів тому
Xog Itoobiya oo qaadaysa talaabo kama danbaysa Iyo Ficilada Geele, Somalia? Waqtiga Ictirafka SL?
Xog 3 Denbi oo waawayn ayaanu lagu haystaa Osman Cumar Dool? Booliska oo soo bandhigay Ceebtiisa?
Переглядів 15 тис.14 днів тому
Xog 3 Denbi oo waawayn ayaanu lagu haystaa Osman Cumar Dool? Booliska oo soo bandhigay Ceebtiisa?
Xog Waa dagaala maynaa haduu Cirro madaxwayne Noqon Waayo? 3 Caqabadood oo Somaliland Halis geliyey?
Переглядів 20 тис.14 днів тому
Xog Waa dagaala maynaa haduu Cirro madaxwayne Noqon Waayo? 3 Caqabadood oo Somaliland Halis geliyey?
Xog Osmaan Cumar Dool oo hada laga ogaaday Arin Halisa? Cadayda Muuse Biixi Hooyadi Xabsi Dheer?
Переглядів 17 тис.14 днів тому
Xog Osmaan Cumar Dool oo hada laga ogaaday Arin Halisa? Cadayda Muuse Biixi Hooyadi Xabsi Dheer?
Xog Geelle iyo Xasan Shiikh oo Shirqoolay Foosiya Xaaji Adan? Oohinka ka socota iyo Sida loo galay?
Переглядів 11 тис.14 днів тому
Xog Geelle iyo Xasan Shiikh oo Shirqoolay Foosiya Xaaji Adan? Oohinka ka socota iyo Sida loo galay?
Xog Deg Deg Denbiyada lagu Xidhay Cismaan cumar Dool? Ficilada dhacay ee ceebta noqday SL? Danbiile
Переглядів 27 тис.14 днів тому
Xog Deg Deg Denbiyada lagu Xidhay Cismaan cumar Dool? Ficilada dhacay ee ceebta noqday SL? Danbiile
Xog Huwantii oo lasoo afjaray iyo Quusta Ceerigaabo kaga dhacday? Garaadada oo Samayey dhacdo Xun..?
Переглядів 10 тис.14 днів тому
Xog Huwantii oo lasoo afjaray iyo Quusta Ceerigaabo kaga dhacday? Garaadada oo Samayey dhacdo Xun..?

КОМЕНТАРІ

  • @user-yc2db4hc9w
    @user-yc2db4hc9w Годину тому

    Guul somaliland ❤❤❤❤

  • @AHMEDIbrahim-jb5yw
    @AHMEDIbrahim-jb5yw 2 години тому

    XASSAN SHEEK IYO HULAFADISA BAHBAH AY WADAN EE MEEL GADHISNAYN IN LAYSKU DALIYO WAX MEESHA YALA MAHA MUSE BIXIYOW HADAFKAGI AQOONSIGA DHAMAYSTIRKISI MAHA LAQABANAYSA WAA LAGU RAGSADAYE WAYO WALA QUUS GOOYN LAHA WAXA IMIKA SOCDA WU SO AFJARMI LAHA WAR MUSSOW SI DEG DEG AH AYA LAGAGA BAXAN YAHAY INAD KAGA DHABAYSO ARINKA " WAXAY SHEGATABA HA WEYDDO"

  • @osmanguled6556
    @osmanguled6556 2 години тому

    Waa iclaaj waar hadaad ka naxayzan iclaajka geeya odaygu uu waashay😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdullahroubleh6059
    @abdullahroubleh6059 3 години тому

    Aqoonsiga Abiy ee Somaliland waxa nooga wanaagsan Aqoonsiga aanu ka helno Walaalahayo Somalia. Itoobia waa cadawga Somali meel ay Joogta ba.

  • @suldaanwardi8284
    @suldaanwardi8284 8 годин тому

    Qaraxland wadli mayno sidaas how ogaadaan 😂

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c 8 годин тому

    Xaarka ayaa ka daadanaya kuwan. Nidaamkee adeer cidna u joojin mayso

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c 8 годин тому

    Cid argagixisada muuse rabtaa ma jirto

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c 8 годин тому

    Calankee kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk anagu waaba u shaqaynaa wayna ku mahadsan yihiin inay u shaqeeyaan

  • @randomin8390
    @randomin8390 9 годин тому

    waa hadal sirta beentah iyo khiyaamo ku soocta somaliland maqlin beentood muuse biixi halkulmin😮😮😮😮

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 11 годин тому

    Makhnuudkan xasan gurguurte sawkii lahaa dhiigbaanu daadinaynaa waamaxay waxanoo oohina ee gurguute nagaga imaanayaa

  • @husseinmohamoud4227
    @husseinmohamoud4227 15 годин тому

    Xassan gurgurte wa munafaq laba wajileha marku fashilmay guul Somaliland

  • @abdimuse3583
    @abdimuse3583 15 годин тому

    walahay pasporak jabuuti waxa lagu tagikara farans oo waliba aad lacag dhigaysid safarada faransiska ee jabuti

  • @abdimuse3583
    @abdimuse3583 16 годин тому

    oowaye iyo iyo batuun halaga qabto wadanka batuuna waxa wax kadhigay waa dalkiisa oo aan u eegin qabilkisa

  • @abdimuse3583
    @abdimuse3583 16 годин тому

    xasan saxan digira yaan lalahadlin damerkisi u raran jiray ha ku noqdo

  • @saleebanali2905
    @saleebanali2905 16 годин тому

    XASAN WARKIISU WAA WAALIDAYDII IYO BA’AYGII GUUL SOMALILAND

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 17 годин тому

    Guul soomalilnd 💚🤍❤️ Guul ictiraafka jamuriyada barakeeysan soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Soomalilnd 💚🤍❤️

  • @ahmedismail201
    @ahmedismail201 17 годин тому

    Madaxweyne Muse Biixi Geesi. Guul, Guul.

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 18 годин тому

    Xasan coofle

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 18 годин тому

    Guul soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹 Guul soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹 Guul soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹 Guul soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹 Guul soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 19 годин тому

    Masha allah Guul soomalilnd 💚🤍❤️XOGAAGAL TV wariye qaaliya wanku salamay Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul soomalilnd 💚🤍❤️

  • @user-ci5mo2gj7r
    @user-ci5mo2gj7r 19 годин тому

    CIYAWII WAA KA BARAYE NINKII.CUNAA KA.LIITA XASAN GURGUURT DADKAA XAMAR KAAMAMAKA GALAYADA LOOGU QAYABIYO BAA TALO KAAGA BAAHAN HUSHA

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 19 годин тому

    Wow ! Biixi Is not easy. Ayaxa kugu koronkoreeyey korkaagaa ka arkayaaye ka bul dheh Adiga kula keenimaayee ka bul dheh

  • @cabdikareemmusa8910
    @cabdikareemmusa8910 19 годин тому

    Xasan. Uraayè

  • @cabdikareemmusa8910
    @cabdikareemmusa8910 19 годин тому

    Xabaalo. Hiisii. Hayska. Faqdo. Xasan. Gur. Guurte

  • @cabdikareemmusa8910
    @cabdikareemmusa8910 20 годин тому

    Xasan. Dhidar. Ma. Doonayno. Bada

  • @cabdikareemmusa8910
    @cabdikareemmusa8910 20 годин тому

    Uma. Baah. Nin. Hada

  • @Halgame334
    @Halgame334 20 годин тому

    HAL CODSI OO KELYA OO ICTIRAAFA CALAMKA HORYAAL. WA CODDIGA SL KU RABTO AQOONSI CALAMIYA. CALAMKA ISHA KU HAYA MA DHAAFAYO 2025KA XAMAR HAYSKA CIDO GELANA TORAYDU DHABARKAY KAGA DHACDAY...

  • @Halgame334
    @Halgame334 20 годин тому

    KOON FUR WAX INAGAGA XIDHANI MA JIRTO. SL ETHIOPIA HESHIIS KAASAY RAJEDA SL KU XIDHANTAHAYY

  • @Halgame334
    @Halgame334 20 годин тому

    WAA TUUUUG XASAN SHEEKH SL DHEG JALAQ YAANAY U SIIIN BIIIXI DEGDEG MOU GA USAXEEX ADEEER

  • @anwarfowziismaciil1040
    @anwarfowziismaciil1040 20 годин тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @KhadarKadar-xc8df
    @KhadarKadar-xc8df 20 годин тому

    Halkiisa baarlamankisa xaqiiqada halahortago aqoonsigana hakudhawaaqo mahooyadiibaa gablamaysa waaxasid nimo ooqudha Vivsomaliland majirto dibu noqosho

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed 20 годин тому

    Waar waa munaafaq illah nacay miyaanu ahayn Ninkii Waqti xileedkiisii hore iyada Oo Somaliland iyo Soomalia si toos ah ukala bixi lahaayeen Oo ay heshiiskaa kala bixitaanka labada dal Ee Somaliland iyo Soomalia ay wada saxeexdeen Madawxeeynihii Jamhuuriyadda Somaliland Mujaahid Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo isaga Waa Xasan munaafaq e iyadoo heshiiskaa ay Somaliland iyo Soomalia ku kala sexeexdeen Jabueti ayaa Munaafaq Xassan Sheekh Maxamuud ka baxay isaga Oo U magacaabay Kulankii Somaliland iyo Soomalia ay ku kala bixi lahaayeen Ra'iisal wasaarihiisii waagaa Oo ahaa Xalweyste Ama Inna Cabdirashiid Cali Sharma arke iyadoo illo kalena sheegayeen in loo awood sheegtay Xassan sheekh maxamuud Oo Qabiilka Uu ka soo jeedey Ee Ra'iisal wasaarahu Oo ahaa Majeerteen Ama guud ahaan Daarood ku cagaha dhulka ugu dhufteen Inna sheekh maxamuud sidaana Awoodihii madaxweyne Ama shaqo Ee uu Xassan munaafaq lahaa baqdin Uu ka qabey Beesha Daaroo Oo Ee Uu xalweyste Ama inna cabdirashiid ka soo jeedey ay ku kaliftey Munaafaq Xassan sheekh in Uu ku wareejiyo Awoodihii Uu lahaa Ee ahaa Heer madaxweyne sidaana Uu wadahadaladii Somaliland iyo Soomalia u dhaxayn jirey Oo ku soo bixi jirey Ama ku socon jirey Heer madaxweyne Uu kula wareegey Ra'iisal wasaare Cumar Cabdirashiid Aakhirkiina ay sidaa wadahadaladii u dhaxayn jirey Jamhuuriyadda Somaliland iyo Soomalia ku burbureen warqadii ugu dambeysey shirkii ay wadahadaladu ku burbureen waxay ka soo baxday Xafiiska Ra'iisal wasaare inna Cabdirashiid Cali Sharma'arke Xassan munaafaq kelmed wuu ka soo celin kari waayey waxaana si cad Ra'iisal wasaare Cumar Cabdirashiid ula wareegey awoodihii Xassan Sheekh maxamuud Xassan Munaafaq Markaa Xassan munaafaq maaha Nin go'aan qaadasho leh waa Nin jileec Nin jiliic kale Aanu Aduunkaba Joogin

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 21 годину тому

    Wa munafiqiin iyo khayimiin dawlada xamar iyo Xassan Sheik NO WADA HADAAL

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 21 годину тому

    Dawlada xamar iyo Xassan Sheik wa khayimiin

  • @user-ks7oc1bz1e
    @user-ks7oc1bz1e 21 годину тому

    Halkii la Rabay in ay shacabkooda u Adeegaan,shaqadoodii Micno la,aan ku lumiyeen,ta kale Xitaa Muqdisho oo keliya Ma wada Xukumaan,maxay ka hadlayaan waaba Fashilan yihiin Ummadd Tashatay oo Kabahooda xidhan karin,oo Gaadhi karin baa Waqtigii ay Iskaga dhameeyeen Ilaahay Xaqa ha garansiiyo

  • @user-ks7oc1bz1e
    @user-ks7oc1bz1e 21 годину тому

    Markuu Arkay in aanu cidna waxba ka joojin karin,miyuu hadana keenay aan wadahadlno,yuu ka Caqli Badan yahay wuxuu rabaa in uu Dunida Tuso waan hadlaynaa,CID la hadlaysaa ma jirto loo joojin maayo,Hayska Ciyaan,waxay intaas raadinayaan siday u joojin lahaayeen heshiiska laakiin waaba laga yeelin, ha Ku Taagnaato!shartooda Allah ha ku celiyo

  • @MaaslaxMaxamed-bj2hc
    @MaaslaxMaxamed-bj2hc 21 годину тому

    ❤❤mansha aallaah somaliland Guuuuuuul ❤❤❤❤❤

  • @AhmedIsmail-eg3ov
    @AhmedIsmail-eg3ov 21 годину тому

    Xasan Shiikh lama aamini karo ee yaanu u jojin President Bihi waayo dan inoo hayo ee arinkiisu inuu kala dhex dhigo Somaliland iyo Ethiopia

  • @asiyahmed-cs3ft
    @asiyahmed-cs3ft 21 годину тому

    Somaliland uma baahna inay wada hadal la furan somalia ,waayo dad aan qowl iyo runta ka fog inaynu hor fadhisan waa khalad ,hore inoo wada wakhti ha inaga lumin ,wax isbedel ah ma soo socdaan ,

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 21 годину тому

    Waa dameeer xaarmajo xassn xaar dhiiqo buuufi

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 22 години тому

    Guuuuuuul somaliland ❤❤❤

  • @hashim4226
    @hashim4226 22 години тому

    Hadii Somaliland aqbasho kulan ay la yeelato Somaliya WAXAY TAASI LA MID NOQONAYSAA TAALABADII 1dii July 1960 AY REER SOMALILAND KU TAKEEN MUQDISHO OO MASIIBADA ILAA HADEER HAYSATA GARBADOOBNA GALISAY SOMALILAND. XASSAN SHEEKH WUXUU DOONAYAA INUU SOMALILAND IYO ITOOBIYA UU GALO GOOYO SHAKINA KU DHEX BEERO. AAMINAAD MA LAHA MUQDISHO.

  • @abdillshimohammed968
    @abdillshimohammed968 22 години тому

    Waaa munaafaq mooryaaan ah xasan duufle xabaal baa ku duntay maaansha allah illahsy baaa mahad leh moooryaaantii wey fashilantay

  • @user-kz2br1ez8r
    @user-kz2br1ez8r 22 години тому

    Marsha allaaaaaah tabarakallaaaaaaah ❤❤❤guul iyo gobanimo ❤❤❤somaliland ❤❤❤Mudane ❤❤❤MBC❤❤❤ waa ❤❤❤madax Wayne❤❤❤ lagu faano ❤❤❤ Illaahay ❤❤❤hadaaye❤❤❤ viva ❤❤❤ Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 22 години тому

    Na citiraaf sxb

    • @TewodrosBethlehem
      @TewodrosBethlehem 21 годину тому

      Maxaa lagaga baahan yahay adiga faqasheey 😂😂 🇪🇹

  • @amiirkhalid4888
    @amiirkhalid4888 22 години тому

    Mansha allaah viva SOMALILAND guul iyo gobanimo 🟢⚪️🔴💯👌

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy 22 години тому

    Maashallah viva Somaliland ❤😮

  • @hasanjama7478
    @hasanjama7478 23 години тому

    ABII AYUU XADAN KUYIDHAA HADAD IDIIDO IMIKAAN AQOON SAN MARKAA FIIRA GAARA HALOOYEESHO

  • @ismacil9022
    @ismacil9022 23 години тому

    Fgfffggfgf4fgf4rrrrrrrrtrttrdrrftfff4frfffgfgfgffgg

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 23 години тому

    Horta aqoonsi haku dhawaaq. Cid Aamin doontaa ma jirto.

    • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
      @FaadumoMaxmuud-qu9kh 11 годин тому

      Wll xasan aqoonsi kaaga maqani majirto isaga yaa aqoonsaday 1960kii aqoonsigii soomaalilaan uunbay hoos galeen hada markaan lasoo noqono aqoonsigii 60 iyagu waxay noqonayaan dad bilaa aqoonsiya 😅inagay dib inoo baryi doonaan